January 3 (Radiowanlaweyn.com)waxa degmada wanlaweyn ka dhacay sacada markey aheed 11;30AM Israsaaseen dhaxmartay Ciidamada Booliska Iyo kuwa madaniga israsaaseentan ayaa keentay Baabuur badar saarnaa oo lagu murmay kadibna rasaas bilaabatay ayaa waxaa ku dhintay Boolis katisanaa iyo dhaawac soogaaray nin katirsanaa madaniga waxeyna ka dhacday xaafada maymuun ee degmada wanlaweyn.
lama’oga sababta rasmiga ah ee keentay israsaaseentaan.
waxa islamarkaas gaaray goobta rasaasta ka dhacdey ciidamada amniga iyo mas.uuliyeen ka tirsan maamulka si ay ugo war halaan waxa keeney israsaasentaan
waxii kaloo so kordha
faafinta waxa idinla diyaar ah
Radiowanlaweyn.com