January 2 (Radiowanlaweyn.com)C/fataax Xaaji Cabdule Yuusuf oo Ah gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Gobalka Shabeelaha Hoose maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in wadada Shabeelaha Hoose dhaxmarta gaar ahaan tan marta Afgooye Iyo wanlaweyn lasoo dhigay jid gooyooyin horleh oo lacago sharci daro ah loogu qaado gaadiidleyda ku safarta wadadaas.
Gudoomiye Kuxigeenka Ayaa sheegay in isbaarooyinka Ay u taalo ciidamada malatariga wuxuu yari

 

kadhageeso halkaan
Audio Player