January 2 (Radiowanlaweyn.com)waxaa hakad galay gaadiid leyda ka shaqeesa degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn waana maalinti sadaxaad ayhakad galeen gaadiidleeda ka shaqeysa wanlaweyn iyo afgooye xamar

 

Baabuurleeda Ayaa qaar kood gu’aan saday in ay ku dhawaaqaan shaqo joojin waayo isbaarooyinka oo soobateen aawgeed waxeena ku balameen in shaqa joojin sameenyaan laakin ilaa iyo hada cid ka hadashey majirjo

 

Baabuurlaydan ay sameeyen shaqa joojin tolow wax malooqaban karaa caway mas.uuliyinta dalka iyo mas.uuliyinta degmooyinka

waxii kaloo ku so kurdha.

waan idinla socudsiindoon

ibraahim buule siyaasi