January 1 (Radiowanlawyn.com)—Waxaa maanta dib uga bilaabanaya magaalada Muqdisho doorashada xildhibaanada ka mid noqonaya aqalka Hoose ee baarlamaanka, kuwaasi oo matalaya goboladda waqooyi.

Doorashada xildhibaanada matalaya Somaliland ayaa maalmahaan waxaa ku yimid dib u dhac.

Tartanka ugu adag ayaa u dhaxeeya wasiirkii hore ee arimaha dibada Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo seddex musharax oo kale, waxaana la ogeyn cidda kusoo bixi doonta.

Fowsiyo Yuusuf ayaa la tartami doonto Musharixiinta kala ah Caasha Aadan Yuusuf, Qaasim Ismaaciil Axmed iyo Ismaaciil Xasan Jaamac.

Tartanka kuraasta kale ayaa u dhici doona sida hoos ku xusan

Kursiga labaad ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah:

  1. Ridwaan Xirsi Maxamed Ra’isal Wasaare Ku Xigeen hore.
  2. Baarliin Xasan Qalinle.
  3. C/fitaax Ismaaciil Daahir.
  4. Shukri Faarax Cilmi.

Kursiga Saddexaad ayaa Waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah:-

  1. Faadumo Cusmaan Nuur.
  2. Muuse Ismaaciil Jaamac.

January 1 (Radiowanlaweyn.com)—Waxaa maanta dib uga bilaabanaya magaalada Muqdisho doorashada xildhibaanada ka mid noqonaya aqalka Hoose ee baarlamaanka, kuwaasi oo matalaya goboladda waqooyi.

ibraahim buule
Email Radiowanlaweyn.com