1 Januay (Radiowanlaweyn.com)Bandhig Faneed lagu waday inuu caawa ka dhaco magaalada Muqdisho oo uu waday Fannaanka Axmed C/kariin Maxamed (Axmed Biif) ayaa la joojiyay, kaasoo lagu soo dhoweynayay dhalashada sanadka cusub ee 2017-ka. |
HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA
ibraahim buule |