January 1 (Radiowanlaweyn.com)Baabuurleeda Ayaa qaar kood gu’aan saday in ay ku dhawaaqaan shaqo joojin waayo isbaarooyinka oo soobateen aawgeed waxeena ku balameen in shaqa joojin sameenayaan ilaa ay xaalku sidaan iska badalaayo.

ayagoo in badan dacwo ka gudbiyeen baabureyda ka shaqeeyso inta udhaxeyso wanlaweyn iyo muqdisho oo wax looga qawan waayey ayaa waxey gu.aan sadeen in shaqa joojin aysameeyaan manta oo axad ah inkastoo ay mararbadan shaqajoojin taan lamid ah ay sameeyeen wax isbadalna ayka aykeenin, ayaa baabuurayda waxa ay sheegen maanta in ay wax badan kabadalnan doonto maalmihii horre.

shaqajoojinta maanta ayaa saameyn kuyeelatay dadweynaha dagmada wanlaweyn sida ganacsatada iyo ardayda wax kabarato muqdisho oo maanta ku xayiran gudaha dagmada wanlaweyn.

 

ibraahim buule siyaasi