December 30 (Radiowanlaweyn.com)Madaxweyne Obama ayaa amar ku bixiyey in la eryo 35 diblomaasi oo Ruush ah, taasoo jawaab u ah wax uu ku tilmaamay bahdilka ay xukuumadda Ruushku ku hayso saraakiil Maraykan ah iyo arrimihii weerarka xagga Internetka ee xilligii ay doorashadu socotay.
 

 

 

ibraahim buule