December 30 (Radiowanlaweyn.com)-xili guud ahaan gobolada dalka ey ku dhufteen abaaro baahsan ayaa qaar kamid ah ganacsatada degmada wanlaweyn waxa ey u istaageen iny caawiyaan qaar kamid ah dadka masaakiinta ee abaaruhu saameeyeen
ugu yaraan qosas gaaraayo lawaatameeyo ayaa waxaa loo qeybiyay raashiin isugu jira bariis saliid iyo galey taas ey ugu deeqeen qaar kamid ganacsatada degmada wanlaweyn
maalmahan waxaa jiray olole uu waday mid kamid ganacsatada degmada wanlaweyn oolagu magcaabo c/laahi mad yaroow (injineer abuu walad) ayaa waxa uu ku guuleestay in dadkaan masaakiinta ah ee abaaruhu saameeyeen maanta ey helaan raashiin iyo lacago
dadkaan deeqda lagaarsiiyay ayaa waxa ey iskugu jireen haween indhaha la, iyo qaarkale oo aan aboodin iny shaqeestaan
deeqdaani oo inta badiuu soo dhiibay midkamid ah ganacsatada ahna samadoon goor dhow lagu doortay degmada wanlaweyn samadoon ibraahim mad rooble ayaa waxa uu noqonayaa ganacsadihii ugu horeeyay ee deeq raashiiniyo lacag isku jirta gaarsiiyo dadka abaaru saameeyeen
waa markii ugu horeysay ee deeq noocaanookle ey gaarsiiyaan qaar kamid ah ganacsatada degmada wanlaweyn tan iyomarkii uu baaqday roobkii deyrka oo sanadkaan
tani waxa ey tusaale utahay in bulshada ey kamaarmi karto hey,adaha gargaarka oo xiyada aan loo baahneyn keena galey dhacday
ayadoo ey jiraan jaaliyado kasoo jeeda degmada kuwaasoo looga fadhiyo iney kudeydaan ganacsatada degmada wanlaweyn
dadkoodne ey wax uqabtaan

 

 

ibraahim buule

 

Email:Radiowanlaweyn.@gmail