Jamco 30 decembar 2016-(radiowanlaweyn.com)- xaflad siweyn loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay tuulada haakaaw oo 5 km ujirta degmada wanlaweyn ee gobolka shabeelaha hoose  xaflada ayaa xariga looga jarayay isbitaal iyo waliba iskuul loogu talo galay in dadka deegaanka ey waxweyn uqawandoonto

munaasabada xaflada waxaa ka hadlay agaasimaha isbitaalka bulshada wanlaweyn Dr: mustaf xuseen cabdule oo siweyn ugu dheeraaday baahida loo qaway MCH daryeesha hooyada iyo dhalaanka waxa uu sidookale kubooriyay dadka deegaanka gaar ahaan hooyooyinka uurka leh iney lasocdaan MCHka si loosiiyo talaalo iyo talooyin caafimaad

sidookale waxa uu intaas raaciyay agaasimaha isbitaalka bulshada walaweyn Dr: mustaf xuseen cabdulle inuu lashaqeyn doono MCHka laga hergalyay tuulada haakaaw isbuuciina uu siin doono maalin

tani ayaa waxa ey noqoneysaa hormar dhanka caafimaadka laga oo gaaray degmada

Ismaaciilmire

radiowanlaweyn@gmail.com