jimco 30 decenbar 2016-xaflad ey kasoo qeyb galeen guud ahaan culumaa,udiinka odayaasha dhaqanka dhalinyarada warbaahinta ayaa maanta ka dhacday degmada wanla weyn gaar ahaan tuulada haakaw taasoo looga xarig jarayay isbital MCH ah iyo waliba iskuul ey hirgaliyeen jaaliyadaha kasoo jeeda tuulada haakaaw ee degmada wanlaweyn ujirta 5km

Gadoomiye kuxigeenka jaaliyadaha suura galiyay mashruucaan MCHka iyo iskuulka ayaa waxa si weyn ugu mahad celiyay dadkii kaalinta mug leh kaqaatay mashruucan isagoo kunuux nuuxsaday in dadka hadii eyku tashtaan iney wax qawankaraan sidookale waxa intaas raaciyay fariin uu udiray jaaliyadaha taasoo uu ugu bishaareynayo in hadafkoodii hirgalay oo maanta deegaankoodii uu leeyahay MCH iyo iskuul ey caruurtooda waxkabaran doonaan

20161230_162357

ugu dambeen dhaman dadkii kahadlay xafladaan waxa ey ugu hambeeynayeen haakaaw hrmarka ey ku talaabsatay

waa markii ugu horey iskuul iyo MCH laga sameeyo tuulada haakaaw taasoo ey baahi weyn uqaween

ismaaciilmire

radiowanlaweyn@gmail.com