December 25 (Radiowanlaweyn.com)— Waxaa maanta la filayaa in magaalada Muqdisho lagu doortaa xildhibaano ka mid noqonaya aqalka hoose ee baarlamaanka, kuwaasi oo matalaya deegaanada waqooyi ee dalka.

Doorashadaasi oo muddooyinkaan hakad ku jirtay ayaa maanta dib u bilaabaneysa, waxaana la dooran doonaa ku dhawaad afar xildhibaan oo matalaya beelaha daga deegaanada Somaliland.c0ebedsxuaajmjl-1

 

 

ibraahim buule siyaasi