December 23 (Radiowanlaweyn.com)Ururka la baxay Khilaafada Islaamka ee DAACISH ayaa soo saaray muuqaalka laba qof oo ay ku sheegeen in ay yihiin ciidmo Turki ah oo nolosha ay ku qabteen kuwaas oo ay dab iyo baasiin qabadsiiyeen. Dowladda Turkiga ayaa dhankeeda xirtay baraha bulshada si aan loo arkin muuqaaladan.

Ururka la baxay Khilaafada Islaamka ee DAACISH ayaa soo saaray muuqaalka laba qof oo ay ku sheegeen in ay yihiin ciidmo Turki ah oo nolosha ay ku qabteen kuwaas oo ay dab iyo baasiin qabadsiiyeen. Dowladda Turkiga ayaa dhankeeda xirtay baraha bulshada si aan loo arkin muuqaaladan.

ibraahim buule siyaasi

Email:Radiowanlaweyn.@gmail