December 22 (Radiowanlaweyn.com)Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa AMISOM ayaa go`aan ku gaaray in ay ka baxaan xaruntii Jaamacadda Umadda ee ku tiilay wadada Afgooye taas oo ay ku jireen muddo toban sano kor u dhaafeysa. Wafdi ka socda ayaa lagu soo wareejiyay xarunta oo ay dayactir aan buurneyn ay ku sameeyeen.
 

 

ibraahim buule