December 21 (Radiowanlaweyn.com)Wiil Afrikaan ah oo ka tirsan ururka ISIS ayaa ku bireeyay garoonka ciidamada T4 ee magaalada Homs ee dalkaasi Suuriya askari calooshiis u shaqeyste Afghan ah kaas oo ay soo kireysatay dowladda Iran islamarkaana ka bar-bar dagaalamayay ciidamada dowladda Suuriya. | |
|
|
ibraahim buule
Email.Radiowanlaweyn.@Gmail.com |