December 20(Radiowanlaweyn.com)Sida lasoo warinayo 12l qof ayaa ku dhintay ilaa 48 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kaddib markii gaari xamuul ah oo xowli ku socday lagu dardarsiiyay dad jooga suuqa Chrismas-ka ee magaalada Berlin.



 

 

 

ibraahim buule

 

Email.Radiowanlaweyn.@gmail