19(Radiowanlaweyn.com)Ciidamada Ciraaq oo gacan ka helaya kuwa Kurdiyiinta iyo xulufada Mareykanka ayaa wali foodda si buuxda u gelin la magaalada Mosul oo xarun u ah kooxda ISIS. Weerarka magaaladan ayaa bilowday bartamihii bisha Oktobar ee sanadkan, waxa uuna iminka socda in ka bada labo bilood.

 

 

ibraahim buule

 

Email.Radiowanlaweyn.@gmail.com