December 18(Radiowanlaweyn.com)Tuulada Awcusmaan uu laga dhisey mcH Tuuladaas o hoos timaada Degmada wanlaweyn hadana ujirta 5km ayaa waxa laga dareemay baahi badan sida waxbarasha la.aan caafimaad daro palsi bilooyin ka hor ayaa waxa uhargashey iskuul iskuulkas uu garab istaagay qurba jogta daafed haatana uu shaqeynaayo palsi mcH ayaa ulaaban albaabada sababta aykeentay waxa ka mid ah sabalaay la.aan ama qalab lago shaqeeyo ayoo degmadoo dhan ay ka jirto baahi amsiihaj hadaba yaa loga fadhiya in mch albaabada lofuro si baahida tuulada loo daboola

 

ibraahim buule

 

Email.Radiowanlaweyn.@gmail.com