December 16 (Radiowanlaweyn.com)Kumannaan ka mid ah dagaalyannada mucaaradka iyo qoysaskooda ayaa la filayaa inay ka baxaan bariga magaalada xalab. Gawaari isugu jira basas iyo kuwa gurmadka degdegga ah oo ay horkaceyso hay’adda Bisha Cas ee Suuriya ayaa waxaa lagu qaaday dadka xanuunsan iyo kuwa dhaawac ah.
ibraahim buule
Email.Radiowanlaweyn@gmail.com