December 16 2016(Radiowanlaweyn.com)Lizzie Velasquez oo ah haweeney xannuunsan ayaa waxaa loo saariyay title-ka “haweeneyda ugu foosha xun adduunka” kaddib mar film lasoo dhigay Youtube-ka loogu caayay, looguna yeeray “haweeneyda ugu foosha xun adduunka” . |
ibraahim buule
|