December 15/2016 (Radiowanlaweyn)Maamulka Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah maamul-goboleedyada Somalia ayaa diiday go’aanka guddiga khilaafaadka doorashada Somalia ay ku laaleen qaar ka mid ah kuraasta baarlamaanka Somalia oo guddigu sheegay in cabashooyin laga keenay.

Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa shalay sheegay in dib loogu noqonayo doorashada 11 ka mid ah kuraasta cusub ee baarlamanka Soomaaliya.

DHAGEYSO WAREYSIGA VOA-DA EE MADAXWEYNAHA:

 

 

 

ibraahim buule