December/14/2016 [Radiowanlaweyn.com)Rag Soomaali ah oo Ganacsato ah ayaa la sheegayaa in saqdii-dhexe ee xaley nolosha lagu gubay, falkani ayaa ka dhacay magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Africa, sida ay sheegeen Warbaahinta Soomaalida ee dalka Koonfur Afrika.

Labadan qof ee nolosha lagu gubay ayaa waxaa goobtooda ganacsi xalay saqdii dhexe ugu soo galay rag hubaysan, kadibna inta ay xir xireen ayay gaas ku bil-bileen kuna gubeen. Labada ruux ee la diley ayaa ahaa dad ehel oo lahaa goobta ganacsiga ah ee lagu soo weeraray.
Qaar kamid ah Soomaalida ku nool  magaaladaasi ayaa weerarkani uga shakiyey inay waxyeelo ku gaarsiiyeen raggaan rag kale oo iyaga dukaan ku dhegan lahaa, kana s
oo jeedo dalka Zimbabwe, oo uu tartan ka dhaxeeyay

 

ibraahim siyaasi