December/14/2016 [Radiowanlaweyn.com]Wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ayaa wada noqday kuwo lagu sharxay boorarka musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ee la filayo in la doorto 28-ka bishaan.

ibraahim siyaasi

Email.radiowanlaweyn@gmail.com