December/14/2016 [Radiowanlaweyn.com]Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa maanta baabi`iyay 11 kursi oo kamid ah kuraastii doorashada xildhibaanada ee ka dhacday xarumaha shanta maamul goboleed.

ibraahim siyaasi

Email.radiowanlaweyn@gmail.com