(Manchester) 04 Dis 2016. (Radiowanlaweyn.com)

Ma ahayn kulan la filayey in uu sidaas u dhici doono, Manchester City 1-3 Chelsea.

Guardiola  ayaa waxaa meel walba uga wacnaana Conte lama sugeyn balse shalay ayey ka dhacday Etihad.

Hadaba, natiijadaas waxaa laga sameeyey kartuunka oo lagu cabiray sidii loo afuufay kaartiistaha reer Spain.

cartoon-conte-beats-peps-tactics_q7cnotq18pzs1oalk1snregvl

Radiowanlaweyn@gmail.com