Dec 2, 2016 -(Radiowanlaweyn.com)
Todobaadkan ayaa kulan adag waxaa isaga hor imaan doona kooxaha Manchester City iyo Chelsea garoonka Etihad Stadium, iyadoo labada koox hadda ay kujiraan qaab ciyaareedkoodii ugu wanaagsanaa.
xafiiltanka u dhaxeeya labada koox ayaa sanadihii lasoo dhaafay u muuqan karay mid lamid ah kulankooda ciyaarta weyn ee El Cashico, xili labada koox ciyaartooyda ugu qaalisan dunida ay u ciyaaraan.
Ka hor ciyaarta sabtida waxaa shabakadda Metro ay soo saartay shaxda isku darka labada koox iyo ciyaartooyda kusoo baxday
Radiowanlaweyn@gmail.com
WQ/ maxamed shuutaale