November 18-(radiowanlaweyn.com)-Sida dowladda ay sheegtay, dad rayid ah ayaa shidaal ka shubanayay booyadda markii ay qarxeysay.
Wararka qaar waxay sheegayaan in gaariga uu gadoomay.

Arrintan ayaa ka dhacday gobolka Tete oo aanan ka fogeyn xuduuda dalkaasi uu la wadaago Malawi.

Dowladda Mozambique ayaa wafdi u dirtay gobolkaasi si ay xaaladda u soo qiimeeyaan, una ogaadaan sida lagu caawin karo dadka dhaawaca ah.

Abdinaasir shidane

Email.radiowanlaweyn@gmail.com