Daafaca Barcelona ee  ayaa qiray in kulanka Man City uu yahay mid aad u adag isla markaana ay dhib badan ay kala kulmayaan labada koox

” City xilli ciyaaredkaan heer ciyaareedkooda waa uu soo wanaagsanaaday waliba tababare Pep saameyn ayuu ku yeeshay isaga oo falsafo gaar ah u dajiyay”.

Dhanka kale waxa uu Javier Mascherano ka digay halista weeraryahanka Man City ee Aguero iyadoo uu saaxibadiisa ku war giliyay in ay il gaar ah isaga yeeshaan

” Waxa uu ka mid yahay weeraryahanada dunida ugu fiican , waxa uu leeyahay awood uu shabaqa si sahal ugu booqdo fursad walibana waa uu ka faa`ideystaa” ayuu sii raaciyay daafacaan daraad saxiixay hishiiska cusub

Email.radiowanlaweyn@gmail.com