Macallinka Kooxda kubada cagta Tottenham ayaa sheegay In Xiddiga Xulka Belgium ee Nacer Chadli  oo ay dooneynin inay lumiyaa.

Chadli ayaa bishii August ku biiray Kooxda West Brom, Wuxuuna ka hor imaan doonaa Kooxdiisii hore ee Tottenham Billaawga Isbuucaan.

“ Wax walba wuu cadeeyay asiga” ayuu ka yirri Pochettino shir jaraa id uuqabtay ka hor kulanka ay la dheeli doonaan West Brom.

Chadli ayaa waayo qurux badan kusoo qaatay garoonka White hard land ee ay ku ciyaarto Tottenham.