september 15 (radiowanlaweyn.com)—Doorashada Dalka Ka dhacaysa Sanadkaan ayaa waxaa Naga Xiga waqti yar , hase yeeshee waxaa ilaa hada Si toos ah ugu Dhawqay Musharaxnimadooda in kanadan 15 Shakhsi oo doonaya in ay qabtaan Xilka Madaxwaynaha Jamhuuriyada Fedaralka ah ee Somaliya.

Musharaxiinta ilaa hada is shaaciyay ayaa kor udhaafaya 15-MUSHARAX waxaasa jira xubno kale oo la dhihi karo waxaa ay ku dhaw yihiin qabashada xilka loo tartami doono ee Madaxweynaha Cusub Soomaaliya.

Akhri liiska Magacyada xubnaha is-shaaciyay

1.Maxamed Cabdirasaq
2. Dr Cabdinasir Maxamed
3. Cabdicasiis Camalow
4. Cabdulaqadir Xaashi (Fish)
5. Cabdiraxman Cabdishakuur
6. Dr Bashir Nuur Bidaar
7. Faadumo Dhayib
8. Canab M. Daahir
9. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole
10. Axmed Macallin Faqi
11. Xasan Macallin
12. Maxamed Nuur Tarsan
13. Cabdiwali Sh. Maxamed (Xiirane)
14. Cabdiraxman Cabdullahi Baadiyow
15-Xasan sheekh Maxamuud
16- Jibriil Ibrahim Cabdulle