september 13 (radiowanlaweyn.com)—War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in rasaas xoog leh ay goor dhoweyd ka dhacday Wadada Maka Almukarama agagaarka Isgoyska Jubba ilaa Dajirka Dahsoon.
Rasaasta oo ahayd mid la is weydaarsanayo oo daqiiqado socotay ayaan la ogeyn waxa sababay iyo cidda ka dambeysa.
Dadka ku dhowdhow degankaasi ayaa mar kaliya maqlay rasaasta, waxaana soo baxaya faahfaahintii ugu horeysay ee rasaasta dhacd