dhamaan dhagaysta yaasha ku xiran radio wanlaweyn waxaanu usheegeeynaa in caawa ay jirto dood ku saabsan jaadka oo dib loo fasaxay hadaba sidee u aragtaa fakarkaadu waa noo muhiim waxana ka qayb galaaya dad ku xeel dheer arimaha qaadka waxaadna nagalasoo xiriri tell 252612122878