September 4 (radiowanlaweyn.com)— Shirweyne hal maalin ah oo ay isugu yimaadeen Musharaxiin Madaxweynayaal, Hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasada oday dhaqameedyo, ururada bulshada rayidka ah ayaa looga hadlayay arrimaha la xiriira musuq maasuqa, dhaca, boobka hantida guud iyo hantida gaarka ah.
Shirweynahan oo ay soo qaban qaabiyeen Xisbiyada siyaasada dalka ayaa waxaa looga hadlay musuq maasuqa xilligan ka jira dalka oo ay hormuud u tahay dowladda hada jirta.
Hadaba war murtiyeed laga soo saaray shirweynahan oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa sidan u qornaa.

 

musuq musuq1 musuq2

Mus shirweyne- Mus shirweyne-0 Mus shirweyne-3 Mus shirweyne-5 Mus shirweyne-6 Mus shirweyne8