September 2 (radiowanlaweyn.com)—dab xoogan oo ka kacay suuqa hoose ee degmada wanlaweyn dabkan ayaa waxa uu kabilowday goob shidaalka lagu iibiyo waxa uuna geestay qasaare aad u balaaran. maalmahan waxaa soo laalabtay dab ka kaca suuqa waa markii labaad isbuuc gudihii uu dab ka koco suuqani dabka ayaa labo sababood loo aaneynayaa shidaalka oo lagu iibiyo meel aan munaasab ahayn lagana filan karo markasta in uu dab ka koco tankale waa xaga korontada oo maaso dab kicin karta bixiso.
Dagmada malahan wax adeeg dab damis ah waxana dhacda in dadka ayagoo indhaha kafiirinaayo in ay bas beesho hantidooda