Boqorka Sacuudi Careebiya ahna u adeegaha Labada Xaram ee Shariifka ah, Malik Salmaan Bin C/Casiis ayaa amray in Sanadkan 1437 Hijriyada Islaamka la martgeliyo 1400 Muslim iyo Muslimad ah si ay u gatan waajibaadka Xafka

Waxayna Muslimiintan uu Boqorku Xajkooda ka faala qaaday ay ka kala socodaan 60 Dal oo wadamada Islamka ah.

Dalka Somaaliya ayaa ka mid ah dalalka Islaamka  qeybta laga siyay Xujeyda uu Boqorka Sacuudiga Sanadkan Xajiisinayo.