Agosto 15 (radiowanlaweyn.com)—Wasaarada gaashaandhiga iyo difaaca dalka Germany ee (Deutsche Bundesheer zur Abwehr) ayaa soo bandhigtay Taangiyo dagaal oo labo dhuumood ah , waliba loogu tala galay in lagu soo rido Diyaaradaha dagaalka .
Jarmalka ayaa shaaciyay in ay ka iibin doonaan Kaarayaashaan wadamo qaas ah oo ay xiriir iyo iskaashi Milatari leeyihiin sida dalalka Brazil , Peru , Philipine , Jordan iyo Bangaladesh .
Waa markii ugu horeeysay oo la arko Taangiyo ama Kaarayaal loogu tala galay in dhanka cirka loo rido halka markii hore ay ka ahaan jireen in dhulka ama furimaha dagaalka la isku duqeeyo(Panzer) .dhun_1 dhun_2 dhun_3 dhun_4 dhun_5 dhun_6 dhun_7 dhun_8 dhun_9