Agosto 13 (radiowanlaweyn.com)—Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daud Maxamed ayaa hore u gaaray magaalada Rio oo ay ciyaarahaan kasocanayaan, iyadoo kulankooda ugu horeeya ciyaartooyda soomalida maanta la daawan doono.

Ma noqon doonto markii ugu horeysay ee Maryan matasho calanka soomaliya,iyadoo tartamo caalami ah kaga qeyb gashay wadamada Kenya, Republic of Congo, Botswana, Tanzania, Itoobiya ,Shiinaha iyo dalal kale.

Orodyahanada ayaa ka qeyb grli doonta tartanka 400 mitir ,waxaana ay aaminsan tahay in ay leedahay tayo ay ku guuleysan karto.

Maryan ayaa maanta kasoo muuqan doonta Rio, iyadoo wadata calanka soomaliya, si ay tartanka Orodka 400miter kaga qeyb gasho.

Maxamed Daud Maxamed ayaa 17 Bishan isna Orodkiisa ku balansan, waxaana uu qiray in uusan wax cabsi ah dareemeyn haddario 99 rio-100

rio-2 rio-1