Agosto 10 (radiowanlaweyn.com)—Iyadoo Lagu Dilay Meel u dhow Degmada Afbarwaaqo ee gobalka Mudug labo Qof ayaa Arintaasi Waxaa ka Dhalatay Xiisad Xoogan oo ku Aadan Dadkaasi la Dilay kadib markii la sheegay in ciidanka Puntland ay dilkaasi ka dambeeyeen.
Deegaanka Jiixtigin Ayaa lagu Soo Waramayaa in Xiisada ay ka Jirto iyadoo ku Aadan Xiisada Labada Ruux ee Halkaasi lagu Dilay oo La Keenay Magaalada Gaalkacyo Meedkooda.
Mid kamid ah Dadka Deegaanka Ayaa ayaa ka hadlay Xiisada Taagan iyo Sida Jawiga Deegaanka uu Hada Yahay.
Ruuxan ka Waramey Deegaanka Ayaa Sheegay in Ciidan Puntland ka Tirsan oo wata Dharka Puntland lagu Arkay Halkaasi Taasi oo Xiisada Deegaanka Sii kicisay.