ogosto 10(radiowanlaweyn.com)_Dagmada wanlaweyn ayaa manta wax gaadiid ah aysan kabixin kadib markii aybateen isbaaroyinka sharci darada ah oo ay dhiganayaan kooxo  hubeysan oo kaqaada lacago aad u farabadan mararka qaarna ugeesta jir dil gaadiidlayda iyo dadka shacabka oo adeegsada wadadaas ayaa cabasha ka muu jinayay bilihii lasoo dhaafay waxaana jiray dad rayid ah oo lagu dilay wadadaas  mas uuliyiin ka tirsan DFS ayaa waxey ku cel celiyeen in wax laga qaban doono jid gooyoyinkaas laakiin ilaa iyo haatan lama hayo wax qabad muuqda mahan markii ugu horaysay ee ay dhigaan mudaaharaad gaadiidlayda Wanlaweyn lamana oga ilaa iyo goorta uu socon doono mudaahraadkan lamana haayo wax war ah oo ka soo baxy maamulka degmada wanlaweyn