3

Subxaanalaah..runtii waa mucjiso rabaani ah mudana in qof kasto ku cibro qaato..sanadihii u dambeeyay waxaa indhaha dadka ku nool dalka Pakistan, gaar ahaan magaalada Karachi soo jiitay, Haweeneey qeybta dambe uga eg xaywaanka Dawacada qeybta horana uga eg bini’aadamka.

1

Waxaa lagu magacaabaa Mumtaz Begun, waxay ku nooshahay meel lagu xanaaneeyo xaywaanada duurjoogta oo ku taal Karachi, waxaa si aad ah usoo booqda dadka ku nool guud ahaan dalka Pakistan.

3

Murad Ali, waa ninka maamula Carwada ay ku nooshahay Mumtaz Begun, sidoo kale waa ninka ugu labisay sida dumarka caadiga ah oo.

W/D: ismaaciilmire

Email: radiowanlaweyn@gmail.com