juy 29 (radiowanlaweyn.com)-Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in musharaxiinta kale ah Jabriil iyo waliba ra’isulwasaarihii hore Soomaaliya cabdi wali sheekh wada gaarayn heshiis ku aadan xil wadaagin hadba musharaxa ku guuleysta.

Xogtaan oo aan kasoo xiganay xildhibaano ku dhow dhow ra’isulwasaarihii hore soomaaliya Cabdi wali sheekh ayaa sheegaya in heshiis dowlad wadaag wada gaarayn asaga iyo musharaxa xiligaan ugu cad cad doorashada dhawaan kadhici doonto dalka.

Cabdi wali Sheekh ayaa noqday ra’isulwasaarihii ugu adkaa ee dalka soomara xiligii bur burka kadib kasoo siyaasada madaxweynaha gil gilay islamarkaa xaalada siyaasad kadhaliyay guud ahaan goobaha siyaasada soomaaliya lagu kariyo sida dalalka dariska ah.

Lama oga lamadaan musharax oo utaagan xilka madaxweyninimo dalka sida ugu guuleysan karaan wallow jabriil oo yahay shaqsiga haatan ugu cad cad musharixiinta aan waligood xil dowladeed aan soo qaban inkastoo laga cabsi qabo in Xasan sheekh dib ugu soo laabto xafiiskan.

Isku soo wada duub madaxweynaha soomaaliya aya haatan dadaalo xoogan ugu jira sidii dib loogu soo dooran lahaa asagoo balan qaadyo iyo dhaqaalo farabadan ku harqinaayo nabadoonada soomaaliyeed iyo Ugaasyada