Wargeyska Caanka ah ee the guardian ee ka soo baxa Dalka Ingiriiska ayaa cadadkiisa Maanta Daabacay Warbixin layaab leh oo ah in Saxarada Maroodiga laga sameeyo Bunka ama Cofe-ga laga isticmaalo qeybo ka mid ah Adduunka.
Warbixinta oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan Shirkadda sameysa Bunka ee Wadanka Ingiriiska ayaa sheegtay in Saxarada Maroodiga laga sameeyo Bunka islamarkaana ay ku jirto Maado ah, Cofe oo Dadka ku nool Ingiriiska ay aad u jecel yihiin islamarkaana loo iibgeeyo qeybo ka mid ah wadamada Afrika iyo Yurub.
Waxaa Sidoo kale lagu sheegay Warbixinta in Dowlado kale oo ka mid ah dalalka sookoraya ay bilaabeen Isticmaalka Saxarada Maroodiga oo ah mid si weyn hadda Sameyn ugu yeelatay Dunida

1-16 2-3 3-4 4-4