July23 (Radiowanlaweyn.com)-Kadib xilka qaadis bilooyin kahor lagu riday xaaska madaxweynaha maamulka Galmudug tasoo ahayd safiiradii Soomaaliya ufadhisay Ciraaq ayaa haatan waxa loo magacaabay safiirada Soomaaliya ufadhin doonto dalka Pakistan.
Khadija Mohamed Almakhzoumi ayaa loo magacaabay safiirada halkaas ku fadhin doonta soomaaliya waxaana waraaqihii aqoonsiga kale madaxweynaha dalka Pakistaan.
Dhawaan ayeey aheyad markii Golaha wasiiradda Xukuumadda Federaalka iyo Madaxweynaha J.F. Soomaliya u magaacabay Safiirka u fadhin doona dalka pakistaan Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Khadiija Al-Makhzoumi ayaa ka mid ah Gabdhaha Soomaliyeed ee Aqoonyahanada ah kuwaas oo kaalin muuqda ka ciyaara Horumarka iyo Dawlad wanaaga dalka Soomaaliya, waxaana la rumeysan yahay in ay si weyan uga shaqeyan doonta isku soo dhaweyanta Dalalka Soomaaliya iyo Pakistaan oo saaxiibtinimo  xoogan sanado badan ka dhaxeysey.

almakh 4 almakh 5 almakh 6 almakh 7 almaq 1 almokh 2