Sida ay sheegayan wararka aan ka heleyno Tuulada Goobweyn oo ku dhowaad 30-KM u jirta magaalada Kismayo ee caasimadda gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaanka oo qeybta ka ah AMisom ee raashin dhacay u qeybiyeen shacab danyar oo halkaas ku nolaa.
Warka ayaa kusii daraayo in raashinkaan dhacay ee Itoobiyaanka ka keeneyn dalkooda waxaana loo qeybiyay dad halkaas ku nolaa oo danyar ah wallow lashegay in durbadii keeneyn xanuunyo raashinkaas.
Goob jooge aan magaciisa warbaahinta aan usheegin sheegay in raashinka ee qeybiyeen itoobiyaanka ku qornayeen tariikh mar hore dhacday waxaana oo sheegay in aan xitaa laga soo badelin tariikhda raashinkaas.
Tani ayaa imaaneyso xili hay’adaha waa weyn ee caalamiga soomaaliya keynaan raashin dhacay wallow qaar kood dowlada soomaaliya kuqabatay garoomada.1-182-183-17 6-94-15 1-18 itobiya rashin14-4 12-5