21lulyo2016(radiowanlaweyn.com)-Waxaa shalay lagu qabtay hotelka Palace ee magaalada Muqdisho kulan iyo kooras looga hadlayay qabka ay haweenka uga qeyb qaadanayaa doorashada dhawaan ka dhaceysa Soomaaliya.
Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay siyaasiyiin, waxgarad iyo xildhibaanno, waxaana lagu lagu bixiyay casharro ku aadan qaabka ay ugu fududaan karto in dumarki ka qeyb qaataan doorashada baarlamaanka.

by: ismaaciilmire

Email: radiowanlaweyn@gmail.com