July9-magaalada Dallas ayaa sheegay in la aqoonsaday Mike Rawlings ayaa sheegay in ninkii ka dambeeyay toogashadii shanta askari uu ahaa askari ka tirsanaa Ciidamada Milateriga Mareykanka, kaasoo horay uga soo dagaalamay dalka Afghanistan.

Micah Johnson oo ahaa 25 jir madow ah ayaa toogasho ku dilay illaa shan askari oo Caddaan ah, kadib markii uu ka carooday dilal loo geystay dad madow ah.

Ninkan ayaa aad u dhibsaday dhibaatooyinka booliska u geystaan dadka madowga ah, waxaana iska  hor imaad saacado badan socday kadib la toogtay